About us

 Madarasatul xikma waa dugsiga habka online-ka ku shaqeeya, isla markaana aad wax ka baran kartid adiga oo gurigaaga iyo goobtaada shaqada joog.


Madarasada waxyaabaha ay bixisa waxaa ka mida barashada quraanka kariimka, barashada higaada, barashada Far-qurxinta iyo barashada luuqadaha. Waxa aad booqan kartaa baraha ay madarasadu ku leedahay social media sida Facebook, Telegram iyo youtope 

Post a Comment

0 Comments